99

Sheeko: Ma joogtaa halka kugu haboon

2023-12-14

Neef geel ah iyo nirig ay dhashay ayaa ku xareysnaa xerada xayawaanka (zoo). Nirigtii ayaa hooyada weydiisay "Geelu muxuu kurus u leeyahay?"

Hooyadii ayaa inta xoogaa fikirtay waxay ugu jawaabtay: "Maadama aan nahay xayawaan ku nool saxaraha waxaan ku keydsanaa biyaha si aysan nooga dhamaan."

Nirigtii ayaa hadana weydiisay "Geelu muxuu lugo dhaadheer u leeyahay."

Waxay ugu jawaabtay "Si aan geedaha dhaadheer ugu daaqno."

Markaa ayay nirigtii inta wax yar aamustay ku jawaabtay "Waa fahmay. Kuruska biyo ayaan ku keydsanaa si uusan haraad noo qaban, lugaha dhaadheer geedaha ayaan ku daaqnaa. Laakiin meesha aan joogno saxare ma ahan, geedo dhaadheerna ma leh. Marka maxaan ka faa'idnaa kuruska iyo lugaha dhaadheer?"

Nuxurka sheekadu waa in kartida, xirfadaha iyo aqoontaadu ay faa'iido leeyihiin haddii aad joogto meesha ku haboon.


Readers

Image
rashid
Image
Apkoheos

Menu

About Ubax


Play quizzes
Blog posts
Contact us
Privacy Policy


Login or create a profile

Become VIP

Noqo VIP Member oo hel faa'idooyinka hoose

Toos u arag nambarka Whatsapp
Isticmaal Ubax App xaddidaad la'aan
Maalin kasta waxaad diri kartaa 20 rose
Rose aad dirto aqbalaadu waa automatic
Qarsoodi ku isticmaal Ubax app
Waxaad arki kartaa xubnaha online ah
Fariimo aan xad lahayn u dir xubnaha kale
Calaamada VIP ayaa profilekaaga la saarayaa.