Please login to view profile details
Ubax.app waa adeeg isku xiraya Soomaalida guurdoonka daacada ah.
Si aad xubin uga noqoto riix halka ku taalo Gudaha soo gal ka dibna abuuro profile.
Riix calaamada Message.
1. Si aad xubin kale Chat ugula samayso Whatsapp waa in aad u dirtaa ubax (rose), haddii uu kaa aqbalo waxaad message ugu diri kartaa Whatsapp.
2. Sidoo kale waxaad fariin toos ugu diri kartaa appka dhexdiisa.
Whatsapp-kaaga waxaa arki kara keliya qofka aad ka aqbasho ubax (rose).
Marka aad aragto profile-ka qofka ka dibna riix halka ay ku taalo calaamada ubaxa.
Booqo halka ay ku taalo Roses ka dibna riix Accept.
Waxaa macquul ah in xubinta uusan appka soo galin.
Marka laga reebo rose (ubax) qof kale kuu soo diro waxaa sidoo kale rose ku heli kartaa 1. Maalin kasta oo aad Login sameyso waxaad helaysaa 5 rose. 2. Marka aad appka xubin cusub ka noqoto waxaan ku siinaynaa 10 rose.
Booqo profile, ka dibna riix Photos, dooro Yes halka ay ku taalo Make Profile Photo ka dibna soo upload garee sawirka. Xasuusnoow waa waajib sawirka profileka in uu yahay sawirkaaga.
Inkastoo uusan Ubax app ku jirin App Store-ka hadana waxaa appka ahaan ugu shuban kartaa Iphone. Raac talaabooyinkaan si aad ugu shubato Iphone.
1. Safari ku soo fur websiteka www.ubax.app
2. Riix button-ka Share ee dhexda hoose ku yaala.
3. Riix Add To Home Screen.
4. Riix Done.
Marka ayuu kuu soo galayaa isaga oo app ah.
Coming soon! View profiles you've favorited.
Coming soon! Find matches close to your location.
Coming soon! Discover dating events in your area.