99

7 arimood ayaa dumiya guurka cusub

2024-02-12

1. In la iska badbato  - Waa muhiim in lamaanuhu isu soo xiisaan, ha noqonine kuwo 24 saac wada jooga oo wax walba wada qabta. Haddii aad tahay nin shaqo la'aan ah, magaalada aad oo shaqo raadso ama asxaabtaada waqti la qaado.

2. Awooda guriga oo lagu loolamo - Marka aad qofkaaga ku dhaliisho waxyaabo yaryar adigoo is dhahaya awooda guriga yeelo waxay keeneysaa cadaadis iyo is neceyb.

3. Wadahadal la'aan - Haddii aan la wada hadlin waxaa imaanayaa kala shaki, sir qarsi iyo is aaminaad la'aan.

4. Wax sheega oo laga xanaaqo - Lamaanaha cusub si fiican iskuma yaqaanaan oo guurka ayaa dhab la isugu bartaa, dabeecado cusub ayaa soo baxaya, waa muhiim in wax la isku sheegi karo iyada oo aan la kala xanaaqin.

5. Arimaha galmada oo la dayaco - Waxaa macquul ah in lamaanaha mid ka mid ah uu baahi badan u qabo arimaha sariirta, halka kan kale aysan xiiso ku ahayn, arimaha sariirta oo la dacayo waxay keentaa niyad jab iyo burburka guurka.

6. Naftaada oo aad hilmaamto - Waa muhiim in aad naftaada daryeesho maskax ahaan iyo jir ahaan, haddii aad adigu is dayacdo qofka kale saameyn ayay ku yeelanayysaa.

7. Dhaqaalaha oo lagu murmo
- Waa muhiim in xaaskaaga ay ogtahay jeebkaaga iyo waxa aad awoodo, haddii aad been iyo faataalnimo ku soo xero galisay waxay u badantahay in aad isku dadaali doontaan lacagta. 

Readers

Image
Shamso
Image
Pharhia
Image
Mohamed
Image
Najma
Image
Philsan
Image
Degan in
Image
Cabdiris
Image
Maxamed
Image
Sharma s
Image
Shamso
Image
Abdulahi
Image
Degan
Image
Omar Abd
Image
Ahmed
Image
Mohamed
Image
Qaali
Image
Fatima
Image
Deeqa

Menu

About Ubax


Play quizzes
Blog posts
Contact us
Privacy Policy


Login or create a profile

Become VIP

Noqo VIP Member oo hel faa'idooyinka hoose

Toos u arag nambarka Whatsapp
Isticmaal Ubax App xaddidaad la'aan
Maalin kasta waxaad diri kartaa 20 rose
Rose aad dirto aqbalaadu waa automatic
Qarsoodi ku isticmaal Ubax app
Waxaad arki kartaa xubnaha online ah
Fariimo aan xad lahayn u dir xubnaha kale
Calaamada VIP ayaa profilekaaga la saarayaa.