0

5 calaamadood dadka leh waligaa ha la socon

2024-01-24

1. Kuwa farxada dhaca

Waxaaba dhiba dadka faraxsan, in ay farxada dadka ka jabiyaan ayay iyagu farxad ka helaan.

2. Kuwa dhaliisha quuta

Waxayba shidaal ka qaataan in ay wax dhaliilaan oo dadka hammigooda iyo horumarkooda ay hoos u dhigaan.

3. Kuwa iyaga uun isku muhiim ah

Isaga ama iyada mooyee aduunyo kale ma jidho, faan iyo faataalnimo waxaan ahayn kuma hadlaan.

4. Kuwo negative qeybiya

Wax aan mushkilo iyo dhibaato ayaa dhacaysa ahayn kama sheekeeyaan.

5. Kuwa maskaxda game ku ciyaara

Erayadaada ayay is daba mariyaan, adiga dhan ayay shaki ku galiyaan in aad waalantahay iyo in kale.

Readers

Image
Faduma
Image
Najma
Image
Degan in
Image
Adar
Image
Liban Ge
Image
Deeqa
Image
Sihaam
Image
Haawa bi
Image
Anisa
Image
Zahra
Image
Omar Abd
Image
Yahye
Image
Raxma
Image
Hussein

0 comments


No comments added.

Ubax App