0

9 calaamadood haddii wiilku sameeyo in uu ku guursado ayuu rabaa

2024-03-05

1. Mustaqbal ayuu joogto uga hadlaa qaasatan mustaqbalka fog iyo nolosha uu jecelyahay in uu kula wadaago. 

2. Fikirkaaga ayuu dhageytaa qaasatan arimaha muhiimka ah ee noloshiisa ayuu kula wadagaa, talo kaa waydiistaa.

3. Dhaqaalaha ayuu kaala hadlaa oo jeebkiisa kaama qariyo iyo lacagta soo gasha.

4. Reerkaaga ayuu daneeyaa sida arimaha familkaaga ayuu ku waydiiyaa oo uu kaa wareystaa. 

5. Caruurta ayuu kaala hadlaa qaasatan sida loo korinayo, tirada caruurta iyo qorshaha qoyska. 

6. Xiriirka ayuu ilaaliyaa qaasatan Marka qilaaf yimaado xal ayuu raadiyaa oo burburka ayuu xiriirka ka ilaaliyaa. 

7. Guriga ayuu kaala hadlaa sida guriga aad ku noolaan doontaan, aqalka iyo sida uu noqonayo. 

8. Dumarka kale ayuu ka xiiso dhigaa sida xiisaha dumarka kale iyo shukaansiga ayaa ka baxa waayo adiga uun baa u cad. 

9. Sheekadaada kama xiiso dhigo oo marwalba jaceylka ayaa ku sii kordhaya. 


Readers

Image
Ayaan
Image
Mohamed
Image
Adar
Image
Mishtii
Image
Roo
Image
Zahra
Image
Shamso
Image
Degan
Image
Fartuun
Image
Farduus
Image
Mahamud
Image
Mohamed
Image
Yahye
Image
Abdaam
Image
Moha Rid
Image
Ahmed
Image
Raxma
Image
Ifrh
Image
Yacqub
Image
Ayan
Image
Cawale
Image
Zuldaan
Image
fatima a
Image
Amiin Ci
Image
Musse
Image
Abdi raz
Image
Cumayr
Image
Salah
Image
Deeqa

0 comments


No comments added.

Ubax App