0

6 calaamadood haddii aad ku aragto wiilka wax la qabo

2024-04-30

Wiilka xishoonaya ee calaamadahaan aad ku aragto waa uu kula dhacsanyahay ee wax la qabo.

1. Wuu kuu dhoolo cadeeyaa

Marka uu ku arko wuu iska dhool-cadeeyaa oo farxad ayaa ku soo degta.

2. Xaadir ayuu kuu noqdaa

Marka uu kula joogo xaadir ayuu kuu noqdaa oo hawlaha iyo dadka kale ayuu iska hilmaamaa.

3. Wuu kula ciyaaraa

Wiilka doonaya in uu ku shukaansado wuu kula ciyaaraa oo kaftan iyo fara ka ciyaar ayuu kula sameeyaa.

4. Waa uu ku fiiriyaa

Fursad kasta oo uu helo ayuu kugu fiiriyaa isagoo aan kuu fiirineyn si foolxumo ah.

5. Waa kuu soo dhawaadaa

Marka uu kula joogo meel dheer kaama fariisto oo hoosta ayuu kaa soo galaa.

6. Waa iskaa tusaa

Waxa uu sameeyaa ficilo istustus ah oo uu doonayo in aad la dhacdo.

7. Hadalo macaan ayuu kugu yiraahdaa

Waa uu ku amaanaa, ku dhiiri galiyaa iyo erayo kale oo wanaagsan ayuu kugu yiraahdaa.


Readers

Image
Faduma
Image
Degan in
Image
Abdirahm
Image
Idil
Image
Hodan
Image
Ismail
Image
Sihaam
Image
Said
Image
Hamse
Image
Mahad
Image
Osob
Image
Abduqadi
Image
Anisa
Image
Muniir
Image
Mohamed
Image
Abi
Image
Muniish
Image
Nastexo
Image
Fatuma
Image
Haawa bi
Image
Falis
Image
Maryama
Image
Raxmo ca
Image
dek dara
Image
Marwan
Image
sundus d
Image
Maxamad
Image
Omar Abd
Image
Abwaan a
Image
Apthinaa
Image
Amal
Image
Nimco
Image
Yahye
Image
Ahmett
Image
Maalika
Image
Abdi
Image
Hanushal
Image
Mohamed
Image
Jamac
Image
Apdirahm
Image
Hanad
Image
Xamda
Image
Farah ma
Image
Yaxye
Image
Salma
Image
Abdinasi
Image
Farduus
Image
C/fataax
Image
Sumaya

0 comments


No comments added.

Ubax App