0

Sababta aysan gabdhahu uga helin nimanka fiican

2024-03-30

Inkastoo ay dood ka taagantahay hadana waxaa la ogaaday in dumarku aysan jeclayn nimanka fiican.

1. Shaki iyo cabsi

Waxay ka cabsanayaan in uu fiicnaanta wax ku qarinayo oo waji kale uu la soo bixi doono marka ay aaminto.

2. Waa boring

Dumarku waxay jecelyihiin nin nolosha xiiso u yeelaya oo nimanka fiican ma sameeyaan waxyaabo aan laga fileyn.

3. Soo jiidasho ma leh

Nimanka fiican inta badan ma qurxoona, waa gaabanyahay ama waa faqiir.

4. Dhiig ma leh

Nimanka fiican waxay u badantahay in haddii la xumeeyo aysan ka falcelin, dumarku waxay doonayan nin dhiig leh.

5. Sariirta kuma xoogana

Marka ay timaado xagga sariirta nimanka fiican gabadha si xoogan uma karbaashaan.

6. Kalsooni yari

Nimanka fiican qaarkood kalsoonida ayaa ku yar. Dumarkuna ma jecla nimanka aan kalsoonida lahayn. 

Readers

Image
Sacdia A
Image
Mohamed
Image
Faduma
Image
NaJma
Image
Jamaal
Image
Liban Ge
Image
Deeqa
Image
Sihaam
Image
Salma mo
Image
Sacdia
Image
Maxamed
Image
MohameT
Image
Cabdi Xa
Image
Nastexo
Image
Ayaan
Image
Abwaan a
Image
Shamso
Image
C/fataax
Image
Degan
Image
Roo
Image
Mustaf
Image
Kalid
Image
Mahdi
Image
Zackyyy
Image
abdi azi
Image
Raxma al
Image
Maxamed
Image
Mudathir
Image
Nafia Ah
Image
Zahra
Image
Fuad
Image
Saadam m
Image
Ruweydo
Image
Omar Abd
Image
Maryan
Image
Hassan
Image
Aswan
Image
Mohamett
Image
Axmett
Image
Maxamed
Image
Ilyaas
Image
Adan
Image
Mohammed
Image
Nur
Image
Micraaj
Image
Abdalla
Image
Abdiriza
Image
Mohamed
Image
Maxamed
Image
Abdiraza
Image
Ahmed
Image
Ahmed Ga
Image
Abdullah
Image
Hafsa
Image
Cabdisal
Image
Mohamed
Image
Apdirahm
Image
Farduus
Image
mohamed
Image
Gurgur
Image
Imran
Image
Cabdirax
Image
Ahmed
Image
Nagma
Image
Amin
Image
Ciise

0 comments


No comments added.

Ubax App