0

La fariisan maayo jareerka

2024-04-13

Gabar diyaarad raacaysa ayaa kursiga ku xiga waxaa fadhiyay nin jareer ah.

Gabadha oo ahayd mid kibir badan ayaa dhibsatay ninka la fadhiya.

Waxay u wacday shaqaalaha diyaarada iyadoo u sheegtay in ay dooneyso in kursiga loo bedelo.

Shaqaalihii ayaa u sheegay in diyaarada qeybta Economy ay buuxdo.

Gabadhii ayaa ku tiri shaqaalaha "ma doonayo in aan la fariisto jareerka."

Shaqaalihii ayaa ku tiri "Sorry, waxyar i sug aan kabtanka waydiiyo in uu xal kuu raadiyo."

Shaqaalihii ayaa kabtanka diyaarada u sheegtay codsiga gabadha diiday in ay la fariisato ninka jareerka.

Kabtankii ayaa soo baxay, isagoo la hadlaya labada rakaabka ayuu ku yiri:

"waa ka xumahay in nasiibkaaga uu kugu soo aadiyay qofkaan."

Ninkii oo la yaaban hadalka kabtanka inta uusan ka jawaabin. Gabadhiina ay faraxsantahay ayaa kabtankii ku yiri...

"Mudane waxaan kursi kaaga helnay qeybta hore ee diyaarada ee First Class ee ka soo kac qofkaan cunsuriga ah." 

Gabadhii oo markii hore u maleysay in iyada kursiga VIP la siinayo ayaa ceeb iyo carro meesheeda la aamustay.

Waligaa qofna ha ugu hiilin cunsuriyad iyo kibir. 

Readers

Image
Anfac
Image
Moha
Image
abdikadi
Image
Zakaria
Image
Zheikh m
Image
ahmet ap
Image
Mohamed
Image
Nuur
Image
ABDIFATA
Image
Farhan
Image
Abdalla
Image
Abdirahm
Image
Shukri M
Image
Zaam
Image
Fartuun
Image
Cabdiris
Image
maxamed
Image
Abdullah
Image
Yahye
Image
Qadar
Image
Hassan
Image
Sadiiq
Image
Mohamet
Image
Haawa bi
Image
عبدا
Image
rashid
Image
Sabna
Image
amaal ma
Image
Gacal
Image
Salman
Image
Kalid
Image
Abdirahm
Image
Ahmed
Image
Nawal na
Image
Osman kh
Image
Sapriin
Image
Mohamed
Image
abdi azi
Image
Farduus
Image
Fuaad
Image
Ahmed ab
Image
Abdikare
Image
Issaa
Image
Nagma
Image
Gulled
Image
Suldan
Image
Ahmed
Image
Apdi ja
Image
Ahmed
Image
Amiir
Image
Asma

0 comments


No comments added.

Ubax App