0

Sababahaan ayay xaasku ninka u qiyaantaa

2024-08-07

1. Xiriirka oo xiiso la'aan noqda

Haddii xiriirku uu noqdo bid boring xiiso la'aan ah waxay keentaa in gabadhu ay dad kale waqti galiso oo laga yaabo in ay ka xiiso badanyihiin ninkeeda.

2. Ninka oo aan xaaska daneyn

Haddii ninku uu noqdo mid iska mashquulsan oo aan waqti u hayn xaaska waxay keeneysaa in ay dareento in uusan jecleyn.

3. In ay ka aargoosato

Haddii ninku uu isagu qiyaano sameeyay ama ay kaga shaki qabto ayay dumarka qaar laga yaabaa in ay ku dhaqaaqdo aargoosi.

4. Sariirta oo uusan ku qancin

Mida ugu muhiimsan ee keenta in xaasku ay ninkeeda qiyaanto. 


Readers

Image
Hazzan
Image
UpdulaaH
Image
Sabrin
Image
Sundus a
Image
Abdirahm
Image
Fatuush
Image
Jemmy
Image
Sowdo
Image
Farhan
Image
Mohamed
Image
Rolex
Image
Feromaqa
Image
Degan in
Image
Abdinasi
Image
Ibraahim
Image
Idriz si
Image
JIBRIL
Image
Saalim
Image
mohamed
Image
Abdikani
Image
Khadiir
Image
Hodan
Image
Abdi
Image
Mohamed
Image
Asma mah
Image
Anita k
Image
Mohamed
Image
Osman
Image
Mohamed
Image
Ahmed

0 comments


No comments added.

Ubax App