0

10-kaan arimood waligaa dadka ha kala sheekeysan

2023-12-26

Haddii kale sumcadaada ayaa waxyeelo soo gaareysaa. Waligaa arimahaan dadka kale ha la wadaagin si walba oo sheekadu xiiso u leedahay.

1. Arimaha seygaaga ama xaaskaaga.
2. Waxyaabaha aad daciif ku tahay.
3. Arimaha qoyskaaga kale.
4. Xisaabta akoonkaaga.
5. Qorshaha iyo yoolkaaga mustaqbalka.
6. Geesinimadaada.
7. Ilbax-nimadaada.
8. Wanaaga aad dadka kale u sameyso.
9. Sirta asxaabtaada.
10. Dambiyadaada.


Readers

Image
Hazzan
Image
Aisha ab
Image
Ayaan
Image
Najma
Image
Adar
Image
Apdiwaha
Image
Mahad
Image
Nur
Image
Shamso
Image
Zakaria
Image
Maxamed
Image
Abdirahm
Image
Zuldaan

0 comments


No comments added.

Ubax App