0

Sababta ay muhiim u tahay in aad furto fariimaha laguu soo diro

2024-04-21

Nin ayaa xaaskiisa ahayd mid qoraal badan. Maalin iyo habeen waxay u soo dirtaa fariimo sida "waa ku jeclahay", "waa ku xiisay", "ma qadeysay?" iwm. 

Ninka ayaa ku caajisay qoraalada iyo wicitaanka badan ee xaaskiisa.

Habeen isaga oo magaalka asxaabta la cawaynaya ayay u soo qortay fariin. Wuu arkay laakiin ma uusan furin. Sidoo kale way soo wacday dhowr jeer laakiin uu iska indho tiray.

Markii uu xaafada gaaray ayuu arkay gurigiisa oo dad hor dhoobanyihiin.

Markii uu gudaha galay ayaa loo sheegay in xaaskiisa hada hospitaalka loo qaaday.

Isla markii ayuu hospitaalka ku cararay. Dhaqtarkii ayaa u sheegay in xaaskiisa uu wadnaha istaagay oo ay hada geeriyootay.  Isagoo u sheegay in haddii laga soo gaari lahaa la badbaadin karay.

Moobeelkiisa ayuu soo qaaday oo uu furay fariimihii ay u soo dirtay. "Xbbi xanuun saa'id ayaa wadnaha iga haayo." ayay u soo qortay. 

Markii ay soo wacaysay naqaska ayaa ku sii dhagayay. 

Xikmada sheekadu waa in aadan waligaa iska indho tirin fariimaha dadka muhiimka kuu ah. Laga yaabo in naftoodu qatar ku jirto. 


Readers

Image
sadia
Image
Mohamed
Image
Najma
Image
yasin
Image
Abdirahm
Image
Abdirahm
Image
Intifaac
Image
Hodan
Image
Apdiwaha
Image
Kalid
Image
Osman
Image
Yousuph
Image
Yahye
Image
sundus d
Image
Marwan
Image
Sadiiq
Image
Mohamatt
Image
Ahmed
Image
Abdiaziz
Image
Ahmett
Image
Abdifita
Image
Cumar
Image
Zakaria
Image
Abdilaah
Image
Sumaya
Image
Zahra
Image
Raxma al
Image
Abdulkad
Image
Abdi
Image
Farhan
Image
Cadnaan
Image
Mostapha
Image
Abdirahm
Image
C/raxmaa
Image
apadir
Image
Abdinasi
Image
Cabdiris
Image
Suleyman
Image
Hanushal
Image
MASON
Image
Haawa bi
Image
Said
Image
Abdi
Image
NAJIIB
Image
Osama
Image
Qadar
Image
Awil
Image
Adan
Image
Barkhad
Image
Mahad
Image
Apdirahm
Image
Dhiblaaw
Image
Zakaria
Image
Abdulazi
Image
Nawal na
Image
Mohamud
Image
Saam
Image
dahir da
Image
Najma
Image
Farduus
Image
Awil

0 comments


No comments added.

Ubax App