99

5 calaamadood oo lagu garto qofka nolosha ku wareeray

2023-12-16

1. Si fiican uma seexdo

2. Marka xaaladiisa la waydiiyo, jawaab gaaban ayuu bixiyaa.

3. Waxa uu markasta sameyaa hawl cusub.

4. Marka lala hadlayo waa maqane jooga.

5. Balwad ayuu bilaabaa.

Hadaba haddii aad taqaano qof calaamadaan leh, waxa uu kaaga baahanyahay caawimaad iyo fahan. Wareerka noloshu ma ahan joogto oo waa wax ku meel gaar ah.

Balse dadka qaarkood waxay qatar ugu jiraan in aysan ka soo laaban, oo balwadu la fogaato.


Readers

Image
Almaz
Image
Zaam
Image
Anita k
Image
Hodan
Image
Sacdia
Image
sundus d
Image
Ahmed Ga
Image
Shamso
Image
maxamed
Image
Hibak ma
Image
Apdi ja
Image
Ahmed

Menu

About Ubax


Play quizzes
Blog posts
Contact us
Privacy Policy


Login or create a profile

Become VIP

Noqo VIP Member oo hel faa'idooyinka hoose

Toos u arag nambarka Whatsapp
Isticmaal Ubax App xaddidaad la'aan
Maalin kasta waxaad diri kartaa 20 rose
Rose aad dirto aqbalaadu waa automatic
Qarsoodi ku isticmaal Ubax app
Waxaad arki kartaa xubnaha online ah
Fariimo aan xad lahayn u dir xubnaha kale
Calaamada VIP ayaa profilekaaga la saarayaa.