2023-12-24
Qiimaha aad bulshada ku dhex leedahay waxay ku xirantahay ficiladaada iyo macaamiilka iyo muhiimada aad siiso dadka kale. 16 kaan sharci waa waxyaabo aasaasi ah oo aad ku kordhin karto isla markaana ku ilaalin karto qiimahaaga.
1. Ha raadin dadka aan ku soo raadin.
2. Waa baahanahay baqtiga looma cuno.
3. Aamusnaantaadu haka badato hadalkaaga.
4. Qofkii ku xushmo dareeya haka aamusin.
5. Ha cunin xoolaha dadka kale in ka badan inta ay cunaan kuwaaga.
6. Naftaada iyo farxadaada maalgali.
7. Haku raaxeysan xanka dadka kale.
8 Ka fiirso erayadaada, qiimaha dadka kale kuu hayaan waxa uu ku xiranyahay erayada afkaaga ka soo baxa.
9. Isticmaalka waqtigaa xushmada ugu weyn sii.
10. Waligaa haku nagaan xiriir aan xushmad lahayn.
11. Ha noqon mid helitaankiisu fududyahay.
12. Noqo bixiye, in ka badan inta aad qaadato.
13. Waligaa ha tagin meel aan lagaa marti qaadin.
14. Hana ku daahin martiqaadka.
15. Ula dhaqan dadka sida aad jeceshahay in ay kuula dhaqmaan.
16. Qof wicitaan kugu dhageystay ha wicin labo goor ka badan.
Readers
Noqo VIP Member oo hel faa'idooyinka hoose
Toos u arag nambarka Whatsapp
Isticmaal Ubax App xaddidaad la'aan
Maalin kasta waxaad diri kartaa 20 rose
Rose aad dirto aqbalaadu waa automatic
Qarsoodi ku isticmaal Ubax app
Waxaad arki kartaa xubnaha online ah
Fariimo aan xad lahayn u dir xubnaha kale
Calaamada VIP ayaa profilekaaga la saarayaa.