0

Wiiloow haddaa gabar la kulanto

2024-01-29

1. Ha noqon boring (caajis) aamusane ah. 
2. Haku mashquulin moobeelka ee gabadha xaadir u noqo.
3. Ka qosol sii oo kaftan u sheeg.
4. Dumar kale iyo geesaha ha fiirin oo indhahaaga iyada ku haay. 
5. Ha noqon idaacad aan la damin karin ee gabadha sii fursad ay ku hadasho. 
6. Su’aalo aan Haa iyo Maya looga jawaabi karin waydii.
7. Laakiin ha waydiin su’aalo nacas. 
8. Gacmahaaga cesho, hakaa go’een kuma dhihi karee.
9. Afka soo cadayo, huuro looma adkeysan karee.
10. Cuntada ay dalbato ha dhiliilin.
11. Faanka iyo faataalnimada guriga uga soo tag.
12. Daaqada gaariga ka fur marka ay fuulayso.
13. Lacagta bixi, baqiilnimo kuma dishee.
14. Haka sheekeyn qoftii aa kala tagteen.
15. Codkaaga hoos u dhig oo ha qaylin marka aad hadlayso. 
16. Ha noqon baahi carabku ka laalaado, haddaa gabadha la dhacday sarbeeb ugu muuji.
17. Xushmee shaqaalaha idiin adeegaya.

Haddii intaa lagaa hello sharafta ragga waad ilaalisay. 

Readers

Image
Hazzan
Image
Naema
Image
✅️Ř
Image
NaJma
Image
Ayuub
Image
Adar
Image
Mohamed
Image
Liibaan
Image
Salma mo
Image
Azad nou
Image
Yahye
Image
Kalid
Image
Maxamed
Image
Sirajiow
Image
Idiris x
Image
Saacid
Image
Mohamed
Image
Degan
Image
Mustaf
Image
Hanad
Image
Apdi ja
Image
Omar Abd
Image
Yahye
Image
Moha Rid
Image
Abdaam
Image
Apdirahm
Image
Mahamed
Image
Raxma

0 comments


No comments added.

Ubax App