0

Calaamadaha gabadha narcissistiga ah

2024-03-07

1. Iyadaa isla muhiim ah oo haddii aad kulantaan maanta oo dhan nafteeda ayay ka hadleysaa iyada oo aan adiga waxba ku waydiin. 

2. Qalad ma qirato, raali galina warkeeda iska daa, waxay isku daydaa in ay adiga ku saarto qaladkeeda. 

3. Waxyaabaha yaryar kama fuqdo, waxyar ayay ka dhigtaa wax weyn oo kama harto eedeynta iyo in ay aargoosato. 

4. Waxay qiimo badan u yeeshaa waxyaabaha qaaliga ah, lacagta iyo dadka ay u aragto muhiimka ah. 

5. Baraha bulshada ayay dhextaagantahay, oo waxay ku mashquulsantahay in ay hesho followers iyo likes. Social media ayaa balwad u noqota. 

6. Waxay ka faa'ideysataa dadka kale si ay u gaarto danteeda, waxay isticmaashaa qiyaano iyo qidad si ay u hesho waxay dooneyso. 

7. Dhaliisha ayay ka xanaaqdaa, qaasatan waxba kama sheegi kartid muuqaalkeeda iyo muhiimada beenta ah ee ay aaminsantahay in ay dadka ku dhex leedahay. 

8. Waxay isticmaashaa quruxdeeda iyo jirkeeda si ay ragga u soo jiidato oo ay uga faa'ideysato danaheeda. Dadka ay dooneyso in ay dhaqaale ka hesho ayay ku mashquulisaa jirkeeda. 

9. Waxay qarisaa calaamadaha narcissistiga iyadoo iska dhigta in ay tahay mid xishood badan, iyadoo wadada qorshe kale. 

10. Si fudud ayay wax qalba u dhibsataa iyadoo dooneyso in ay kugu hesho fursad ay kaaga faa'idaysato. 

11. Waxaa balwad u ah in la amaano, oo maanta oo dhan waa in aad amaantaa shaqsiyadeeda iyo muuqaalkeeda. 

12. Waxay macalimad ku tahay wax is daba marinta iyo sida dadka looga dhaadhiciyo waxay dooneyso iyaga oo aan dareemin. 

13. Waxay qatar ku tahay xanka, faahinta beenta iyo wajixumada oo haddii ay dagaal kula gasho ummada dhan ayaa ogaaneysa magacana waa ay wasaqeyneysaa. 

14. Xiriir iyo guurka midna kuma nagaato oo haddii ay guursato horaa laga soo furaa, haddii ay xiriir leedahay horaa looga cararaa. 

Readers

Image
Maxamed
Image
Xamda
Image
Mohamed
Image
Shamso
Image
Mostapha
Image
Degan
Image
maxamed
Image
Kalid
Image
Farduus
Image
Mudathir
Image
Saadam m
Image
Omar Abd
Image
Abdulkha
Image
Abdiqani
Image
Abdaam
Image
Mahamed
Image
Ahmed
Image
Ifrh
Image
Abdulqad
Image
Ayan
Image
hadiya
Image
Hani
Image
Hassan D
Image
Shadiya
Image
Yahya
Image
Musse
Image
Noora
Image
Abdi raz
Image
Deeqa

0 comments


No comments added.

Ubax App