0

10-ka wadan ee ugu nolosha fiican aduunka

2023-12-21

Daraasad uu dhawaan sameeyay wargeyska USNews ayaa lagu soo bandhigay 10-ka wadan ee aduunka ugu nolosha fiican.

Daraasada ayaa lagu eegay tayada nolosha sida shaqada, guryaha, caafimaadka, waxbarashada, amaanka iyo deganaanshaha wadanka.

1. Sweden
2. Norway
3. Canada
4. Denmark
5. Finland
6. Switzerland
7. Netherlands
8. Australia
9. Germany
10. New Zealand

Maku raacsantahay liiskaan?


Readers

Image
Sacdia A
Image
Naema
Image
NaJma
Image
Mohamed
Image
Sihaam
Image
Salma mo
Image
Hodan
Image
Mariiza
Image
Ifraax
Image
Janooy
Image
Mohamed
Image
Haawa bi
Image
Ahmet qa
Image
Kalid
Image
Mustaf
Image
Ahmed
Image
Saadam m
Image
Amiir Za
Image
Ciise
Image
Ayan

0 comments


No comments added.

Ubax App