0

Waqti ma haysto waa been

2024-01-24

Dad badan ayaa ku marmarsiyooada in aysan waqti heysan. Haddii aad xisaabiso waqtiga qof kasta haysto isbuucii, xisaabtu waxay muujineysaa in aad waqti heysato.

  • 168 saacadood ayaa haysataa
  • 40 saacadood oo shaqo ah, waxbarasho ama shaqo raadis. 
  • 56 saacadood oo hurdo ah 
  • 21 saacadood oo cibaado ah
  • 7 saac oo gym ah
  • 44 saacadood ayaa kuu hartay, waqti ma haysto yaan lagaa maqlin mar dambe. 


Readers

Image
SACID
Image
Janooy
Image
Abdiriza
Image
Faruk
Image
Hamse
Image
Shamso
Image
Ayan
Image
Musse
Image
Suheib

0 comments


No comments added.

Ubax App