0

Gabadhaan wali kama bogsan dhaawaca ninkii hore

2024-05-06

Gabadha aad ku aragto calaamadahaan  wali kama bogsan dhaawicii ninkii hore.

1. Xumaantiisa ayay ka sheekeysaa

Marka ay ka sheekeeneyso ex-keeda waxay u muuqataa mid careysan oo xumaantiisa ayay har iyo habeen kuu sheegtaa.

2. Mowduuca ex-ka ayaa duulal ku dejiya

Mowduuca ex-ka ayaaba dhiiga ku kariya oo kama hari karto ilaa ay kugu daaliso.

3. Waa qarisaa ex-keeda


Gabdhaha qaar marka la weydiiyo xiriirkoodii hore waxay iska dhigaan mid aan waxba soo marin.

4. Waxay wali haysataa xasuustiisa

Sawiro, hadiyado ama waxyaabo kale oo xasuusiya ninkii hore ayay wali ku dhegantahay.

5. Nimanka ayay ku kacsantahay

Ragga ayay ku kacsantahay oo maanta oo dhan xumaanta Faarax ayay ka sheekeysaa.

6. Xiriirka cusub ayay diidaa

Marka loo soo bandhigo xiriir ama guur way diidaa oo waxay iska dhigtaa mid isku filan oo aan nimanka u baahneyn.

7. Wali waa la hadashaa

Wali fariimo ayay isku diraan ninkii ay kala hareen oo waxay iska dhigtaa in ay saaxiibo caadi ah yihiin.

8. Qarsoodi ayay ula socotaa

Baraha bulshada ayay qarsoodi ugala socotaa noloshiisa iyo waxyaabaha uu soo dhigo online. 


Readers

Image
Hazzan
Image
Faxsan
Image
NaJma
Image
Idil
Image
Hodan
Image
Salma mo
Image
Osman
Image
Nuura
Image
Abdimali
Image
Eng yasi
Image
Cali sal
Image
Hamze 3
Image
Hadjam L
Image
Hanuush
Image
Ahmed
Image
Abdulkad
Image
Ibrahim
Image
Farxan
Image
muHiadii
Image
Saeed
Image
Saadaam
Image
Mubarik
Image
Abdi nas
Image
Faiza
Image
Misha
Image
Ahmed
Image
Anfac
Image
Sharma s
Image
Maria
Image
Anisa
Image
Khalif
Image
Mohamed
Image
macaane
Image
Abdirahm
Image
Codeey
Image
Enisa Al
Image
Hassan
Image
Anas
Image
Haawa bi
Image
Marwan
Image
Sumaya
Image
sundus d

0 comments


No comments added.

Ubax App