0

Qof kale kuma xaddi karo

2024-03-28

Shimbir ayaa waydiisay shinni "waqti badan ayaad ku bixisaa sameynta malabta. Marka aad diyaarisana waxaa kaa xadda dadka. Ficilkaas kama xumaatid miyaa?"

Shinidii ayaa ugu jawaabtay.

"Maya. Waayo dadku way iga xaddi karaan malabka, laakiin igama xaddi karaan xirfada malab sameynta."

Waligaa ku kalsoonoow shaqsiyadaada, quruxdaada iyo kartidaada. Qof kale ma xaddi karo qof kaa tahay. 

Readers

Image
Abdirahm
Image
Amina
Image
Mohamed
Image
Anita k
Image
Faysal
Image
Maxamad
Image
Dek Haaj
Image
Mustaf
Image
Najaad o
Image
Mudathir
Image
Liibaan
Image
Ahmed
Image
Said
Image
Cabdi ka
Image
Sabriina
Image
Mohamed
Image
Liban
Image
Ahmed
Image
Hafsa
Image
hiba
Image
Moha Rid
Image
RAMA
Image
Ahmed
Image
Ciise
Image
Qaali
Image
Feysal W
Image
Abdifata
Image
Awil
Image
Ayaan
Image
shaakor
Image
Yahye aj
Image
Abdikani

0 comments


No comments added.

Ubax App