0

Dadka aamusan arimahaan ka ilaali

2024-02-15

1. Sheeko aan quseyn hala doonan.
2. Drama ha dhex galin.
3. Afka hala galin iyagoo danahooda wata.
4. Hadal micno daro hala doonan (small talk).
5. Hoosta haka galin.
6. Ha qiyaanin marka ay ku aaminaan.
7. Dad badan oo aysan aqoon ha dhex geynin.
8. Hadaa dhex geysana kaligood dadka ha uga dhex tagin.
9. Dad cusub ha barin.
10. Guriga meel ka fog ha geynin.
11. Xushmee haddii ay Maya ku yiraahdaan.
12. Nambarka ha waydiisan, Maya kuma dhihi karaan xitaa haddii aysan ku rabin.

Readers

Image
Anita k
Image
NaJma
Image
Liban Ge
Image
Hamse
Image
Nashad q
Image
Mohamed
Image
Farduus
Image
Omar Abd
Image
Wanaagsa
Image
Deeqa

0 comments


No comments added.

Ubax App