0

Gabadhaan guur ma rabto ee yaysan lacagta kaa dhameyn

2024-03-26

Gabadha aad xiriirka la leedahay haddii aad ku aragto calaamahadaan ogoow in aysan guur dooneyn.

1. Markasta oo aad soo qaado guur iyo mustaqbal mowduuca ayay bedeshaa.

2. Waxay joogto isku daydaa in ay kaa faa'iidaysato xaga dhaqaalaha.

3. Markasta oo aad is dagaashaan waxay ku degdegtaa soo jeedinta in aad kala hartaan.

4. Waxay ka dhawaajisaa in ay guurka ka cabsato.

5. Dagaal iyo drama aan loo baahneyn ayay abuurtaa mar walba.

6. Shukaansiga ragga kale wali ma joojiso.

7. Haddii aad dhahdo lacag ma haayo xiriirka ayay kuu jartaa, laakiin markaa u dirto way soo laabataa.

8. Reerkeeda iyo asxaabteeda kuma barto. 

Readers

Image
Hazzan
Image
Isra
Image
Abdirahm
Image
Apdiwaha
Image
Nashad q
Image
Nafisa
Image
Xamda
Image
Degan
Image
Haawa bi
Image
Liban Hu
Image
Sagal
Image
Osman kh
Image
abdi azi
Image
Awil
Image
Adbifita
Image
Maryan
Image
Abdulkha
Image
Yasmin
Image
Amiir Za
Image
Abshir
Image
Liban
Image
Maxamed
Image
Omar
Image
Mohamed
Image
Mudasir
Image
Mohamed
Image
Hafsa
Image
Khaled
Image
Apdirahm
Image
Gurgur
Image
ASMA YUS
Image
Abdiaziz
Image
Moha Rid
Image
Ahmed
Image
Ciise
Image
Abdallah
Image
Feysal W
Image
Abdifata
Image
Nagma
Image
Mostaphe
Image
Ahmed
Image
Zuldaan
Image
Hargeisa
Image
Ahmed
Image
Boqor sp
Image
Apdulhi
Image
Mohamed
Image
Ascad
Image
Bakar
Image
Abdihaaf
Image
Qeyz
Image
Bile

0 comments


No comments added.

Ubax App