0

Haddii aad dooneyso in aad ogaato qofka saaxiibka dhabta ah sidaan samee

2024-02-29

Wiil dhalinyaro ah ayaa go'aansaday in uu guursado. Waxa uu ahaa wiil asxaab badan. Hawshii qabanqaabada xaflada guurka ayaa ku badatay wiilka markaasuu aabihiis waydiistay in uu caawiyo.

Waxa uu ku yiri "aabe ma iga caawin kartaa in aad arooska ku casuunto 50 asxaabteyda ka mid ah?"

Maalintii arooska ayaa wiilkii oo xanaaqsan aabihiis ku yiri "aabe waxaan kaa codsaday in aad 50 asxaabteyda ah aad marti qaado, laakiin 5 keliya ayaa timid. Maxaa dhacay?"

Aabihii ayaa ugu jawaabay "Aabe waa wacay dhamaantood oo waxaan u sheegay in dhibaato ku haysato oo aad caawimaadooda u baahantahay."

"Waxaan u sheegay in ay yimaadaan saacadaan. Marka ha walwalin saaxiibadaada dhabta ah waa wada joogaan."

Saaxiibka dhabta ah waa kan ku garab istaagan marka aad u baahantahay ee ma ahan midka kula socda marka uu kuu baahanyahay. 

Readers

Image
Anita k
Image
Degan in
Image
Najma
Image
Liban Ge
Image
Sihaam
Image
Salma mo
Image
Mohamed
Image
Nastexo
Image
Fatuma
Image
Degan
Image
Nouradii
Image
Sharmake
Image
Mudathir
Image
Omar Abd
Image
Moha Rid
Image
Mostaphe
Image
Ahmed
Image
Ifrh
Image
Yuusuf
Image
Mohamed
Image
Deeqa

0 comments


No comments added.

Ubax App