0

Haddii xaaskaagu drama kuula timaado sidaan ku samee

2024-04-16

Gabar ayaa ninkeeda Whatsapp ugu dirtay fariin "Xaaji dukaanka caano ka soo qaad." iyadoo fariin kale raacisay. "Saaxiibta Sundusna waa ila joogtaa la soco."

Ninkii oo yaaban ayaa isla markiiba ku soo jawaabay "Yaa waaye Sundus?" Xaaskii ayaa ugu jawaabtay. "Cidna, waxaan rabey keliya in aad fariintayda degdeg u furto."

Ninkii ayaa ugu jawaabay "Waaba kula yaabay markaa i dhahday Sundus ayaa ila joogta, maxaa yeelanay aniga ayayba ila joogtaa halkaan."

Xaaskii ayaa inta dhiigu ku kacay u soo qortay "Xagee kula joogtaa?" Isagoo ugu jawaabay "Waxaan fadhinaa cafeda ku dhow dukaanka."

Xaaskii ayaa iyada oo miyir lahayn hore inta ka labisatay meeshii isku siidaysay.

Markii ay cafeda gaadhay ayay ninkii u qortay "kuma arko ee ku aaway?"

Ninkii ayaa ugu jawaabay "Xaajiyo shaqada ayaan joogaa ee haddaa dukaanka tagtay soo iibso caanaha."

Xikmada sheekadu waa in beenta iyo dramada aad ku tijaabineyso qofkaaga ay adiga kugu soo laaban karto. 

Readers

Image
Sabrin
Image
Abdishak
Image
Intifaac
Image
Osman
Image
Maxamed
Image
Liibaan
Image
Ayaan
Image
Hassan
Image
Ahmett
Image
abdikadi
Image
Misha
Image
Mahamed
Image
Nuur
Image
Abdikafi
Image
Shaafinh
Image
Abdi
Image
Farhan
Image
Mostapha
Image
Shukri M
Image
C/raxmaa
Image
Degan
Image
C/fataax
Image
Suleyman
Image
Zakaria
Image
Yahye
Image
Akram qa
Image
Abdi sal
Image
zaki
Image
Abdirahm
Image
Mohamet
Image
ABDOURAZ
Image
Siiliyog
Image
Lipan
Image
Caisha
Image
Abdullah
Image
Ahmed
Image
rashid
Image
Shakir
Image
c.salaam
Image
Hibak ma
Image
Maahir
Image
Mohamed
Image
Roo
Image
Haawa bi
Image
Gacal
Image
Fadxa
Image
Adna
Image
Mascuud
Image
Cabdulah
Image
Nashaad
Image
Mohames
Image
Mariam
Image
Kalid
Image
Abdifata
Image
Apkoheos
Image
Mukhtaar
Image
Abdifata
Image
A/aziz a
Image
Mucaad
Image
Abdirahm
Image
Ahmed
Image
Aaliya
Image
Sagal
Image
Burhan
Image
camaar
Image
Nawal na
Image
Muscap
Image
Saja
Image
Khadar
Image
Muxiyodi
Image
SAID
Image
KH4D4ROO
Image
Mohamed
Image
Mohamed
Image
Hassan
Image
Zahra
Image
Mohameth
Image
Farduus
Image
Pretty m
Image
Hamid
Image
Abdullah
Image
Zakariye
Image
Mohammed
Image
Wll ouza
Image
Ibrahim
Image
Izhwa Ap
Image
Suldan
Image
Anwar
Image
Mohamed
Image
nemo
Image
Abdullah
Image
Apdilahi
Image
Suleiman

0 comments


No comments added.

Ubax App