0

5 calamaadood haddaa leedahay gabar kuma diidayso

2024-02-04

1. Kalsooni - Waxaa tahay nin kalsoonidu ay ka muuqato wajigiisa, marka lagu arko ayaa la dareemayaa in aad kalsooni la iftiimayso.

2. Hawlkar - Waxaa tahay nin hawlkar ah, dadaal badan. Xitaa haddii aadan shaqo hayn hada, in aad guuleysan doonto waa iska muuqataa.

3. Hammi leh - Ma tihid qof nolosha ku wareersan oo guriga iska jiifa. Waxaa tahay qof hammi leh oo ay u cadahay meesha uu socdo iyo halka uu gaari doono.

4. Daacad ah - Waxaa tahay qof daacadnimo ku dhaqma, dadka kale iyo naftiisa daacad u ah.

5. Furfuran - Waxaa tahay qof furfuran, qosol badan oo dadka la kaftama. Ma tihid mid xirxiran oo murugo iyo xanaaq ka muuqdo.

Readers

Image
Anita k
Image
NaJma
Image
Adar
Image
Mohamed
Image
Salma mo
Image
Hanad
Image
Mohamud
Image
Apdi ja
Image
Omar Abd
Image
Abdulkha
Image
Cabdisal
Image
Abdaam
Image
Moha Rid
Image
Ciise
Image
Mostaphe

0 comments


No comments added.

Ubax App