0

Ha guursan gabar iinan isku fahmin 6 arimood

2024-07-24

1. Ma wada hadli kartaan? In aad si furan oo daacad ah wax walba uga wada hadli kartaan.

2. Rabitaanka raaxada, haddii ay ku dhahdo raaxada sariirtu muhiim maaha, ka carar waa boring.

3. Ceeb maaha in aad ka wada-hadashaan qaabka aad u qorsheneysaan caruurta iyo tirada aad dooneysaan haddii ilaahay idin siiyo.

4. Maamulka dhaqaalaha, haddii ay u muuqato mid jeebkaaga xaasid ku ah isaga carar. .

5. Shaqada guriga in ninku xaaskiisa ka caawiyo ceeb maaha balse haddii ay u muuqato mid tartan kugula jirta iska ilaali.

6. In aysan telefoonkaaga ku mashquuleyn, waligaa ha haka ogolaan in ay telkaaga baaritaan ku samayso. 


Readers

Image
19
Image
Nimco
Image
Sundus a
Image
Kauthar
Image
Ducaysan
Image
Hana
Image
Ahmed Sh
Image
Simoon
Image
✅️Ř
Image
Mohamed
Image
C/salaan
Image
Mohamed
Image
Khadiir
Image
Abdi
Image
Asma mah
Image
Anita k
Image
NaJma
Image
Mohamed
Image
Mohamed
Image
Luula
Image
Ibraahim
Image
Hodan
Image
Zahra
Image
xamda
Image
Najma
Image
mohamed
Image
Amiira
Image
Faisal O
Image
Muna luc
Image
Maxamad
Image
Abdirahm
Image
Qamar
Image
Ayaan
Image
Mohamed
Image
Shafie
Image
Saciid c
Image
yasin
Image
Adar
Image
Daahir
Image
Shaymaa
Image
Mohamed
Image
Yasmin
Image
Haa
Image
Minhaaj
Image
Mohamed
Image
AHMED
Image
Mudan ha
Image
Hamda
Image
Zelma
Image
Jamaal
Image
Nor
Image
Liban Ge
Image
Abdirahm
Image
Ahmed

0 comments


No comments added.

Ubax App