0

Wadada aad guusha u mari doonto 2024 waa sidaan

2023-12-27

Qofkasta marka uu yool cusub bilaabo waxa uu rajeynayaa inuu natiijo degdeg ah arko. Balse xaqiiqada ayaa ah in guushu soo daahdo.

Haddii aad ku hammineyso in aad ganacsi bilowdo, in aad xirfad cusub barato, in aad jirkaaga dhisto ama hawl kale aad guul ka gaadho. Waa in aad ku tashataa dadaal badan, dib u dhac iyo isku day joogto ah in aad guusha ku gaari karto.

Haddii aadan guusha hore ka gaarin ha is-dhiibin.

Tusaale waxaad bilowday ganacsi 2024, sidaan ayuu xaalku noqon karaa.

January: Isku day
February: Fashil balse cashar kuu siyaaday
March: Isku day
April: Fashil balse cashar kuu siyaaday
May: Iskay day
June: Guul yar
July: Isku day
August: Fashil balse cashar kuu siyaaday
September: Isku day
October: GUUL
November: GUUUUL
December: GUUUUUUUL

Horey ayaan mowduuc uga qornay wadada aad guusha ku gaari karto, halkaan ka akhriso 3 talaabo oo haddii lagaa helo aad guusha heli doonto, insha Allah.


Readers

Image
Zahra
Image
Degan in
Image
Adar
Image
Sihaam
Image
Hamse
Image
Ifraax
Image
Cabdirax
Image
Ahmed Ga
Image
Sultan
Image
rashid
Image
Hafsa
Image
Mahamed

0 comments


No comments added.

Ubax App