0

5 sharci oo xikmad kuu faa'ideynaya

2023-12-14

1. Sharciga Murphy

Marka aad wax saa'id uga cabsato, waxay u badanyahay in cabsidaadu dhabta noqoneyso.

2. Sharciga Kidlin

Haddii aad caqabad (problem) ku haysta si fiican u fahanto, kala bar waad xalisay.

3. Sharciga Gilbert

Haddii aad qaadato masuuliyad hawl qabasho u baahan, helitaanka sida ugu fiican ee loo qaban karo hawshaas adiga ayaa lagaa doonaya.

4. Sharciga Wilson

Haddii aad xooga saarto in aad hesho aqoon iyo caqli kororsi lacag waad heleysaa.

5. Sharciga Falkland

Haddii aadan ku qasbaneyn in aad arin go'aan ka gaadho, ha gaarin go'aan.


Readers

Image
Faxsan
Image
Amein zi
Image
Said
Image
Ifraax
Image
Omar
Image
Ahmed Ga
Image
sundus d
Image
Mohamed
Image
C/raxmaa
Image
Kalid
Image
Osman kh
Image
Mahamed
Image
Zuldaan
Image
Alkarar

0 comments


No comments added.

Ubax App