99

Dadka aamusan sidaa u maleyso maaha

2024-01-31

Dadka aamusan si fudud laguma fahmo, laakiin calaamadahaan ayay wada leeyihiin:

1. Dadka aamusan waa hadal badanyihiin marka ay la joogaan qofka ay ugu baxdo.
2. Saaxiibo badan ma leh, laakiin kuwo ay isfahmaan waa u dhintaan.
3. Marka keliya ee ay afkoooda furaan waa ay dhoolo cadeyn qurxoonyihiin, waana qosol weynyihiin.
4. Waa xishood badanyihiin oo toos kuuma fiirin karaan.
5. Waa xanaaq kululyihiin, laakiin si fudud kuma kacaan.
6. Maskaxdoodu aad bay iskula hadashaa, oo maanta oo dhan waa fikirayaan.
7. Dhibkooda iyo dareenkooda waa qarsadaan, iyagoo dhaliisha ka cabsanaya.
8. Jaceylka daacad ayay u yihiin oo ma qiyaano badna.
9. Way aragti badanyihiin, oo waxyaabo aadan arag ayay arkaan marka aad wadada wada socotaan.
10. Dhageysiga waa ku fiicanyihiin.
11. Dadka caawimaad ma waydiistaan iyagoo ka cabsanaya diidmada.
12. Marka ay kugu haystaan wax ka dhib badan ma jiro.


Readers

Image
Dagan
Image
Farduus
Image
Sabrin
Image
Misha
Image
Mohamed
Image
Zahra
Image
Adar
Image
Apdiwaha
Image
Sihaam
Image
Salma mo
Image
Degan
Image
Mohamed
Image
Omar Abd
Image
Zuldaan

Menu

About Ubax


Play quizzes
Blog posts
Contact us
Privacy Policy


Login or create a profile

Become VIP

Noqo VIP Member oo hel faa'idooyinka hoose

Toos u arag nambarka Whatsapp
Isticmaal Ubax App xaddidaad la'aan
Maalin kasta waxaad diri kartaa 20 rose
Rose aad dirto aqbalaadu waa automatic
Qarsoodi ku isticmaal Ubax app
Waxaad arki kartaa xubnaha online ah
Fariimo aan xad lahayn u dir xubnaha kale
Calaamada VIP ayaa profilekaaga la saarayaa.