9 calaamadood oo lagu garto ninka qalbi caruurka ah

2024-05-02

1. Masuuliyad isma saaro

Noloshiisa masuuliyada iskama saaro oo waxa uu ku tashtaa dadka kale. Marka uu qalad sameeyo dadka kale ayuu eeda saaraa.

2. Waa degdeg badanyahay

Go'aamada muhiimka ah waa ku degdegaa, oo waa laab raaciisa ayaa badan.

3. Dareenka dadka kama fikiro

Dadka kale dareenkiisa ma ilaaliyo oo hadalo dadka dhaawaca ayuu hadyajeer iska tuuraa.

4. Kalsoonida ayaa ku yar

Naftiisa kuma kalsoona oo markasta waxa uu raadiyaa in dadku amaanaan oo loo sheego ninkarmeed in uu yahay.

5. Hadalka ma yaqaan

Marka lala sheekeysanyo ma yaqaano sida qof loogu sheekeeyo oo boring ayaa lagu dareemaa agtiisa.

6. Xadgudubkiisa ayaa badan

Ma yaqaano xushmada oo qaasatan gabadha uu shukaansanayo waa ku xadgudbaa.

7. Qilaafka ma xalin yaqaan

Marka la isku dhaco waxa uu kuula ficiltamaa sida caruurta oo sida loo xaliyo qilaafaadka ma yaqaan.

8. Waa hammi yaryahay

Noloshiisa hammi dheer ma leh oo ma yaqaan sida qorshe loo sameysto.

9. Qaladkiisa wax kama barto

Marka uu qaladsameeyo cashar kama barto ee qaladkiisa ayuu markasta ku celceliyaa. 

Readers

Image
Najaad o
Image
Mohyadin
Image
Abdimumi
Image
ismail u
Image
Mohamed
Image
Xamda
Image
Abdullah
Image
Kadar
Image
Rolex
Image
Aisha ha
Image
Mohamoud
Image
Zalm
Image
Mohamed
Image
Ahmett
Image
Moha
Image
Mohamed
Image
Khalif
Image
Maxamud
Image
Ahmed Ga
Image
Yaxye
Image
Hanad
Image
Mohaa
Image
sundus d
Image
Marwan
Image
Maxamad
Image
Hassan
Image
Yahia
Image
Suhayb R
Image
Omar Abd
Image
Sayid om
Image
Ahmed
Image
Maxamed
Image
Maazim
Image
Apthinaa
Image
C/fataax
Image
Kaled
Image
Abdifita
Image
Xamda
Image
Said

0 comments


No comments added.

Menu