0

6 arimood oo aad maanta xaaladaada ku hormarin karto

2024-01-15

Ma dooneysaa in aad noloshaada ku samayso isbedel la taaban karo? Haddii aad samayso talaabooyinkaan waxaad dareemi doontaa isbedel muuqda:

1. Hurdada iska sax - Marka aad bilowdo in aad si fiican u seexo waxaad dareemi doontaa isbedal cajiib ah.

2. Socod biloow - Socodka iyo jirdhisku maskaxda ayuu furaa. Ha noqon mid guriga iska jooga.

3. Dadka la kulan - Cidladu waa cudarka ugu weyn ee keena niyab-jabka iyo stresska. La kulan asxaabta iyo familka.

4. Cunto nafaqo leh cun - Iska sax cuntada oo biloow in aad cunto cagaaarka iyo cuntooyinka nafaqada leh.

5. Akhriska biloow - Dabeecad ka dhigo in aad maalin walba wax akhirsato. Akhriso Quraanka, buugaagta, maqaalada iwm,

6. Salaada tuko - Salaadu faa’ido cibaado keliya ma leh ee caafimaadka jirka iyo maskaxda waa u fiicantahay.


Readers

Image
19
Image
✅️Ř
Image
Faxsan
Image
Najma
Image
Adar
Image
Salma mo
Image
MohameT
Image
Hanad
Image
Azad nou
Image
Mohamed
Image
Ahmed
Image
Shadiya
Image
Nasra

0 comments


No comments added.

Ubax App