0

6 talaabo oo aad ku kordhin karto caafimaadkaaga

2023-12-22

Caafimaadkaaga in aad daryeesho waa talaabada ugu muhiimsan ee aad noloshaada horumar ku gaarsiin karto. Haddii caafimaadka jirkaaga iyo maskaxdaada uusan taam ahayn waxyaabo badan ayay kaa hor istaageysaa.

1. Jirkaaga dhis - Gymka gal, orod biloow, socodka badi.

2. Cuntadaada miisaan - Ka taxadar cuntada aad cunto, sonkorta iska yaree, kordhi cuntooyinka cagaarka leh.

3. Hurdo fiican seexo - Hurdadaada hagaaji oo habeenkii seexo 7-8 saacadood.

4. Stress-ka noloshaada ka saar - Iska yaree waxyaabaha noloshaada ku haa stresska.

5. Biyo badan cab - Dabeecad ka dhigo in aad maalin walba biyo badan cabto.

6. Cidlada iska yaree - Caafimaadka maskaxda ayaa u baahan in aad leedahay asxaab iyo famil aad la sheekeysato.


Readers

Image
muwaheip
Image
Adar
Image
Xamda
Image
Faruk
Image
Sharma s
Image
Abdulahi

0 comments


No comments added.

Ubax App