2024-01-11
Haddii aad dooneyso in aad sanadka 2024 ka dhigto mid miro dhal kuu noqda waxaan halkaan kuugu soo bandhigayaa talaabooyin aad qaadi karto.
Haddi aad dadaal la timaado yoolkaaga waad gaari kartaa, insha Allah.
1. Go'aanso yoolka ugu weyn ee aad dooneyso in aad gaadho.
2. Liis garee waxyaabaha aad u baahantahay si aad u hirgaliso yoolkaas.
3. Diyaari qorshe talaabo talaabo ah oo yoolkaasi lagu gaari karo.
4. Qaad talaabada ugu horeysa ee aad yoolkaas ku hirgalin karto maanta.
5. Maalin walba samee ficilo kuu soo dhaweynaya natiijada aad dooneyso.
6. Ku celceli oo ka haka niyad jabin, natiijadu waa imaanayso haddii aad joogteyso ficilada.
Tartanka cida aad kula jidho waa Wahsida. Waa cadowga ugu weyn ee keeni kara in aad ku fashilanto in aad gaadho yoolkaaga.
Readers
Noqo VIP Member oo hel faa'idooyinka hoose
Toos u arag nambarka Whatsapp
Isticmaal Ubax App xaddidaad la'aan
Maalin kasta waxaad diri kartaa 20 rose
Rose aad dirto aqbalaadu waa automatic
Qarsoodi ku isticmaal Ubax app
Waxaad arki kartaa xubnaha online ah
Fariimo aan xad lahayn u dir xubnaha kale
Calaamada VIP ayaa profilekaaga la saarayaa.