2023-12-23
Ma tahay qof nolosha fahmay? Qofka nolosha fahmay waa qof fahmay dabeecadaha dadka iyo sida loola dhaqmo, sidoo kale waa qof fahmay muhiimada farxada noloshiisa oo aan u ogolaan dadka kale in ay kontoroolaan farxadiisa.
14 kaan calaamadood haddii aad fahantay waxaa tahay qof nolosha fahmay?
1. Waxyaabaha yaryar kama xanaaqdid.
2. Dadka waad cafisaa waayo waxaa fahansantay dabeecadaha dadka.
3. Waqti kuma lumusid la socodka dadka sunta ah.
4. Uma baahnid amaanta dadka oo dantaada ayaad iska raacdaa.
5. Kama welwashid wixii aadan kontoroolkeeda lahayn.
6. Waxaa fahantay in caafimaadka masxkaadu uu muhiim u yahay sida jirka.
7. Waxaa fahantay in qof kaa tagay aadan ka daba-cararin.
8. Waxaa fahantay muhiimada dhageysiga iyo aamusnaanta.
9. Waxaa fahantay in qaladka oo aad qirato iyo raali galintu aysan daciifnimo ahayn.
10. Waxaa fahantahay in xaalad abuurku uusan natiijo fiican keenin.
11. Waxaa fahantay in naxariistu ay tahay furaha farxada.
12. Waxaa fahantay in aadan hal fikir ku dhegin oo meelo kala duwan aad wax ka eegto.
13. Waxaa fahantay in aad dadka ku xushmeyso fikirkooda.
14. Waxaa fahantay in aadan waligaa ku faanin wax aadan lahayn.
Noqo VIP Member oo hel faa'idooyinka hoose
Toos u arag nambarka Whatsapp
Isticmaal Ubax App xaddidaad la'aan
Maalin kasta waxaad diri kartaa 20 rose
Rose aad dirto aqbalaadu waa automatic
Qarsoodi ku isticmaal Ubax app
Waxaad arki kartaa xubnaha online ah
Fariimo aan xad lahayn u dir xubnaha kale
Calaamada VIP ayaa profilekaaga la saarayaa.