0

19 nin oo gabdhahu ay jecelyihiin

2023-12-31

1.Jeebweyne Haddaa lacag leedahay adaa ragga u shidan.

2.Kalsooni badne Kalsoonidiisa ayaa qoraxda ka iftiin badan.

3.Dheere Waxay ku arkeen ma ogiye dherarkaa laga raacay gabdhaha.

4.Naxariisle Waiterada sida uu ula dhaqmo ayaa laga gartaa.

5.Deeqsiga Gacan furnaan iyo garasho ayuu isku darsaday.

6.Jaceyloow Wiilka filimaanta hindida badsaday oo ilintu indhaha ka saarantahay.

7.Shactaroole Haddaa ka qosliso In ay waqti kula qaadato ayay u soo xiiseysaa.

8.Waaya-arag Ninka wax badan soo arkay oo wax laga faa’idi karo.

9.Quruxloow Waa indho-uroone laakiin maskaxdiisu intey le'egtahay ma ogin.

10.Garaad Waa nin caqli badan waxna fahansan.

11.Hooyo jecle Wiilka hooyadiis jecel dumarku waa jecelyihiin.

12.Caanka Ninka caanka ah gabdhaha qaar baa jecel.

13.Shabeel naagood Iyagoo og in uusan ku daaheyn ayay daba ordaan.

14.Carfaaye Nin shiir badan gabar jaanis labaad ma siiso.

15.Qurbo-joog Isagoo cayr ku qaata Norway ayuusan Afrika dhulka dhaceyn.

16.Dhageyste Ninka dhageysta gabdhuhu iney waqti la qaataan ayay jecelyihiin.

17.Xoog-weyne Wax kale ayaa u sawirma dumarka markay arkaan ninka xooga badan.

18.Xushmadle Gabdhaha maanta waxay aad u qiimeeyaan ninka xushmeeya.

19.Ninka-ka-weyn Gabdhaha maanta ninba uma arkaan hadduusan 10 sano ka weyneyn.


Readers

Image
muwaheip
Image
Degan in
Image
NaJma
Image
Najma
Image
Hodan
Image
Sihaam
Image
Ifraax
Image
Ugbaad a
Image
Fatuma
Image
Saacid
Image
Geesey
Image
Shamso
Image
Fartuun
Image
Mustaf
Image
Apdi ja
Image
Yahye
Image
Ahmed
Image
Ahmed
Image
Bakar
Image
ABDIRISA
Image
Mohamud
Image
Suheib

0 comments


No comments added.

Ubax App