0

Haddii aad dooneyso in aad duusho waa in aad iska dajisaa culeyskaan

2024-01-27

Haddii aad dooneyso in aad talaabo horu socod ah qaado, waa in aad iska dejisaa waxyaabahaan culeyska kugu ah:

1. Ka fikirka waxyaabihii la soo dhaafay.
2. Dhafarka iyo hurdo la’aanta.
3. Balwada iyo waxyaabaha dib kuu dhiga.
4. Qiimeynta fikirka dadka kale.
5. Asxaabta dib u dhaca kugu ah.
6. Walwalka amaa wax qaladaa.
7. Cabsida amaa fashilantaa

Readers

Image
Degan in
Image
Nashad q
Image
Mohamed
Image
Abdaam
Image
Deeqa

0 comments


No comments added.

Ubax App