0

Dadka iyo adiga maxaa kala haysta

2024-03-09

Haddii aad cayisho, dadku waxay ku leeyihiin cuntada iska yaree.

Haddii aad caato noqoto, waxay ku leeyihiin waad xanuunsantahay.

Haddii aad si qurxoon u labisato, waxay ku leeyihiin wuu is tustus badanyahay.

Haddii aad si foolxun u labisato, waxay ku leeyihiin waa faqiir.

Haddii aad dantaada raacato, waxay ku leeyihiin waa daneyste.

Haddii aad iska baashaasho, waxay ku leeyihiin waa nacas.

Haddii aad daacad u hadasho, waxay ku leeyihiin waa doqon.

Haddii aadan hadlin waxay ku leeyihiin wuu isla weynyahay.

Haddii aad wax bixiso waxay ku leeyihiin waa laga faa’daystaa.

Haddii aadan wax bixin waxay ku leeyihiin waa baqiil.


Wax walba oo aad samayso dadku joojin maayaan dhaliisha. Samee waxa adigu aad jeceshahay oo dadka dhaliishooda dhag jalaq ha siin. 


Readers

Image
Naema
Image
Ayaan
Image
Dagan
Image
A.rahman
Image
Fartuun
Image
Xamda
Image
Shamso
Image
Mudathir
Image
Omar Abd
Image
Moha Rid
Image
Ahmed
Image
Boqor sp
Image
ABDIRISA
Image
Ubdy qan
Image
Alkarar
Image
Hassan D
Image
Deeqa

0 comments


No comments added.

Ubax App