99

Naftaada haku ciqaabin shalayga wixii la soo dhaafay

2024-02-03

Dad badan ayaa waqtigooda ku qasaariya ka fikirka ficiladii ay soo sameeyeen.

1. Waa fududahay in aad ka shalaydo go'aamadii qaldamay ee aad soo qaadatay, laakiin ogoow.

2. In aysan sax ahayn in aad noloshaada ku ciqaabto fikirka iyo stresska wixii tagay.

3. Ha isku ciilin in aad wax qaladay, waayo waxaa laga yaabaa in aadan lahayn aqoonta aad maanta la leedahay.

4. Qofka aad tahay maanta waxaa laga yaabaa in uu qaadan lahaa go'aan ka duwan kii shalay.

5. Waxaa laga yaabaa qofka aad maanta tahay iyo waxyaabaha aad ogtahay in ay ka dhalatay go'aamadii aad shalay qaadatay.

6. Waxaad ogaataa in wixii tagay aadan waxba ka badali karin, laakiin casharadii aad soo baratay...

7. Aad ku hormarin karto noloshaada maanta iyo mustabqalka. 

Readers

Image
Abdirsac
Image
Mudan ha
Image
Salma mo
Image
Muniish
Image
Yasmin
Image
Xamda
Image
MohameT
Image
Roo
Image
Omar Abd
Image
Mohamed
Image
Deeqa

Menu

About Ubax


Play quizzes
Blog posts
Contact us
Privacy Policy


Login or create a profile

Become VIP

Noqo VIP Member oo hel faa'idooyinka hoose

Toos u arag nambarka Whatsapp
Isticmaal Ubax App xaddidaad la'aan
Maalin kasta waxaad diri kartaa 20 rose
Rose aad dirto aqbalaadu waa automatic
Qarsoodi ku isticmaal Ubax app
Waxaad arki kartaa xubnaha online ah
Fariimo aan xad lahayn u dir xubnaha kale
Calaamada VIP ayaa profilekaaga la saarayaa.