0

19 ficil oo lagaa rabo in aad joojiso 2024

2023-12-22

Waxaa la joogaa xiligii aad isbedal dhab ku sameyn lahay naftaada. Dad badan waxa sanadka cusub u isticmaalaan in ay sameystaan yool cusub oo ay doonayaan in ay gaaran. 19 ka arimood ee aan halkaan ku soo bandhigayno waa kuwo ay sameeyaan dad badan.

Hadaba haddii aad samayso mid ama dhowr ka mid ah ficiladaan, waxaa talo ah in aad joojiso sanadka cusub.

1. Jooji la socodka dadka aan waqtigaaga u qalmin
2. Jooji wahsida oo hawsha kuu taala dib u ha dhigin
3. Jooji beenta aad u sheegto ama ku qanciso naftaada
4. Jooji iska dhiga qof aadan ahayn
5. Jooji ku mashqulka wixii la soo dhaafay
6. Jooji cabsida in aad wax qalado
7.Jooji farxadaada in aad ka raadiso dadka kale
8. Jooji salaad la'aanta
9. Jooji sugitaanka rajo aan soo socon
10. Jooji xiriirka qaldan ee aad u gasho cidlo ka cararka
11. Jooji jaceylka aad ku diideyso amaa qalbiga lagaa dhaawaca
12. Jooji dhafarka
13. Jooji cabashada badan
14. Jooji cuntada aad waqti dambe cunto
15. Jooji moobeelka aad ku isticmaasho mugdiga
16. Jooji balwada
17. Jooji si xun i fikirka
18. Jooji biyo cabid la'aanta
19. Jooji jimicsi la’aanta


Readers

Image
Najma
Image
Adar
Image
Apdiwaha
Image
Iqra sai
Image
Dajiya
Image
Yasmin
Image
Khadra
Image
Ahmed Ga
Image
Shamso
Image
Abdulahi
Image
Hibak ma
Image
Musse
Image
Apdirahm

0 comments


No comments added.

Ubax App