0

Iska daa 7 arimood oo kalsoonida kaa dhaawaca

2024-04-24

1. Qancinta dadka oo aad muhiimada siiso

Qancinta dadka iyo amaantooda waxba haka soo qaadin oo muhiimada saar wixii naftaada farxad galiya.

2. Qaladaadkii hore oo aad ku mashquusho

Wixii la soo dhaafay hore uga soco oo yaysan kaa cuuryaamin nolosha.

3. Daryeelka jirkaaga oo aad hilmaamto

Iska ilaali in aad hilmaamto daryeelka jirkaaga, is daryeel oo noqo qof soo jiidasho leh.

4. Dadka kale oo aad isla barbardhigto

Waligaa dad kale ha isla barbar dhigin, cidna tartan kulama jirtid oo naftaada adiga ayaa masuul ka ah.

5. Isbedalka oo aad ka cabsaato

Qofka isbedalka ka cabsada kuma dhiirato in uu wax cusub tijaabiyo ama dad cusub barto isagoo ka cabsi qaba fashilka.

6. Naftaada oo aad dhaliisho

Shakiga nafta iyo isla hadalka negative ah ayaa qeyb weyn ka ah dhaawaca kalsoonida nafta.

7. Qiimahaaga oo aad hoos u dhigto

Iska ilaali la socodka dadka aan ku qiimeyn iyo xaaladaha qiimahaaga hoos u dhiga. 

Readers

Image
Naema
Image
Liban Ge
Image
Apdiwaha
Image
Hodan
Image
Said
Image
Maxamud
Image
Haawa bi
Image
Raxmo ca
Image
Sumaya
Image
Rithwan
Image
Omar Abd
Image
Qeys Abd
Image
Hanushal
Image
Abdi fat
Image
Roo
Image
Abdirash
Image
Zaam
Image
Jamac
Image
Farah ma
Image
Abdirahm
Image
Sharmaak
Image
Abdihaaf
Image
Mohamed
Image
ahmet ap
Image
Abdulkad
Image
Abdi
Image
Farhan
Image
ABDIFATA
Image
Mohamed
Image
Cadnaan
Image
Maxamad
Image
Shamso
Image
Abdirahm
Image
Hanad
Image
Abdulahi
Image
Shukri M
Image
Sadiiq
Image
C/fataax
Image
Degan
Image
Updihafe
Image
Sultan
Image
Zaam
Image
Mohamed
Image
Khaalid
Image
Abdi
Image
Sumayya
Image
Apdale
Image
Sharmake
Image
macaane
Image
Farduus
Image
Caydarus
Image
Nafia Ah
Image
Osaama
Image
Fartuun
Image
Ahmed
Image
Naani
Image
Alan
Image
Abdirahm

0 comments


No comments added.

Ubax App