0

7 sirood oo noloshaada wax badan ku soo kordhin kara

2023-12-18

1. Ha sameynin balan muhiim ah isbuuca bilowgiisa iyo dhamaadkiisa. Bilowga dadku waa xanaaqsanyihiin, dhamaadkana waa daalanyihiin.

2. Marka aad la kulmeyso qof aad dooneyso in uu ku aamino xiro dhar buluug ah, cilmi baaris ayaa lagu ogaaday in midabka buluuga ah ay dadku wax wanaagsan la xiriiriyaan.

3. Haddii stress ku haayo, qoorta iska masaajee.

4. Dadka qaar waxay kas isaga dhigaan kuwo aan hadalkaaga fahmin si ay kaaga faa'ideystan.

5. Dadka qaar waxay kuu muujinayaan wanaag iyo jaceyl saa'id ah marka aad is barataan si ay u kasbadaan aaminaadaada. Ka digtoonoow cida aad aaminaada siiso.

6. Caqli caqli iyo in aad qof dood kaga guuleysato waa wadada ugu fudud ee cadoow aan loo baahneyn loo sameysto.

7. Waxay ku qaadataa qof cusub 7 sakan in uu ku qiimeeyo. Haddii uusan kaa helin qofka waqtigaas u badi in uusan waligii kaa heleynin.


Readers

Image
Dagan
Image
Najma
Image
Abdirahm
Image
Hodan
Image
Apdiwaha
Image
Azad nou
Image
Said
Image
Nuura
Image
Najuu
Image
Sacdiya
Image
Ahmed
Image
Osman kh
Image
Moha Rid
Image
Abdaam

0 comments


No comments added.

Ubax App