0

Haddii aad guul gaadho waligaa 4 haka faanin

2024-02-07

Dadka qaar ayaa marka ay xoogaa horumar ah sameeyaan waxay bilaabaan in ay sanka kor u taagaan.

Si kasta oo aad horumar u gaadho faanka iyo faataalnimadu ma fiicna. Qaasatan afartaan waligaa haka faanin si kasta oo aad kor ugu kacdo.

1. Waalidkaa iyo walaalahaa - Iyagaa kaa dhigay qofkaa tahay.
2. Asxaabta faqiirka ah - Saaxiibtinimadu lacag maaha.
2. Dharka duqa ah - Dharku ma muujanayo shaqsiyadaada.
4. Nolosha hoose - Faataalnimadu ma ahan qiimaha guusha. 

Readers

Image
Degan in
Image
Najma
Image
Aasiya
Image
Farhan
Image
Mohamed
Image
Mohamed
Image
Zakaria
Image
Mudathir
Image
Ahmed
Image
Omar Abd
Image
Zakariye
Image
Ciise
Image
Ahmed
Image
Raxma
Image
Zuldaan

0 comments


No comments added.

Ubax App