1. Waa in aad isku noqataa taageerahaaga ugu weyn.
2. Waa in aad isku noqataa qofka aad u hayso xushmada ugu weyn.
3. Waa in aad isku noqataa qofka aad cafiso mar walba.
4. Waa in aad isku noqataa qofka aad dhiiri galiso mar walba.
5. Waa in aad isku noqataa qofka aad daryeesho mar walba.
6. Waa in aad isku noqotaa qofka aad la tartanto mar walba.
7. Waa in aad isku noqataa qofka aad aduunka ugu jeceshahay.
Markaas ka dib ayay dadku ku xushmeynayaan, ku taageerayaan, oo ku jeclaanayaan.
Qof aan isagu naftiisa jecleyn cid kale ma jeclaato.