0

Jaceyl dartiis indhoole ma u noqon kartaa?

2024-05-24

Nin ayaa guursaday gabar aad u qurux badan. Gabadha aad ayuu u jeclaa ninka oo indhaha kama uusan qaadi jirin quruxdeeda.

Nasiib daro gabadhii waxaa ku dhacay cudur maqaarka gala, oo jirkeeda waxa uu noqday foolxumo. Gabadha ayaa  aad uga cabsan jirtay in uu ninkeeda ka tago maadaama ay quruxdii foolxumo isku bedashay.

Ninkeeda ayaa mar walba u sheegi jirin in uusan u guursan quruxda keliya balse wali kalsooni kuma qabin hadalkiisa.

Maalin ayaa ninkii waxa uu galay shil gaari. Dhaawac ayaa soo gaaray oo hospitaalka ayaa loola cararay. Nasiib daro ninkii markii uu soo toosay waxba ma uusan arkeyn.

Xaaskiisa ayaa waxay u noqotay indho, iyadoo hawl kasta iyo meel kasta oo uu aadayo ka caawin jirtay.

Sanado ka dib ayaa xaaskii geeriyootay. Maalintii la soo aasay ayaa nin saaxiibkiis ah waydiiday

"Saaxiib maadaama xaaskaaga oo gacantada midig ahayd ay dhimatay, yaa ku caawinaya?"

Ninkii ayaa ku jawaabay

"Saaxiib wax waan arkaa oo indhaha waxba kama qabo."

"Waxaan indhoole isaga dhigay xaaskeyda darteed in aysan ka cabsi qabin in aan uga tago foolxumo darteed."

Quruxdu waa qalbiga ee haku sirmin muuqaalka keliya. 

Readers

Image
Samir
Image
✅️Ř
Image
Hodan
Image
C/SHAKUU
Image
SACID
Image
Mohamed
Image
Sumaya
Image
Anfac
Image
Mohamed
Image
Najib
Image
ikraan
Image
Amir
Image
Maryam
Image
Yahye
Image
Abdinasi
Image
Maak
Image
Zaki
Image
Mr allaa
Image
Moha
Image
Bahja
Image
Fatuma
Image
Muhzin
Image
Khadar
Image
Cali sal
Image
Mustafe
Image
Mohamed
Image
Maxamad
Image
Noordin
Image
Abdiriza
Image
Farta
Image
Hamdi
Image
Maryama
Image
Abdikhad
Image
Mahad
Image
Cabdi ca
Image
Cabdi ri
Image
Hodan
Image
Asma
Image
Hassan
Image
Sade Abd
Image
Abdirisa
Image
DIO AHME
Image
Cumar
Image
Hashim O
Image
Abdi azi
Image
Queen
Image
Zaabriin
Image
Abdiraxm
Image
Mohamed
Image
Raxma al
Image
Maher
Image
Maxamed
Image
Khadra

0 comments


No comments added.

Ubax App