0

Dadka dhabarkaaga ka hadla ku samee sida gorgorka

2024-03-25

Ma ogtahay shimbirka keliya ee haweysta in uu dhibaateeyo gorgorka in uu yahay tukaha?

Intuu dhabarka ka fuulo gorgorka ayuu afkiisa madaxa kaga garaacaa. 

Laakiin gorgorku xanaaq iyo dagaal ugama falceliyo iskudayga daciifka ah ee tukaha ee waxa uu sameeyaa in uu isaga oo dhabarka ka saaran ayuu cirka ula duulo. 

Ilaa uu ka gaaro hawada meel dheer oo uusan tukaha heleyn hawo uu ku neefsado,  ka dibna isaga oo naqasku ku xiranyahay ayuu iska soo dhacaa. 

Sida gorgorka waxaa la mid ah adiga. Inta aad nooshahay waxaa ku soo maraya dad sida tukaha oo kale isku daya in ay gadaal kaa dhibaateeaan.

Ha u bixin ee hawshaada iska wado, marka ay arkaan hor u socodkaaga iyaga ayaa fashilmaya.

Readers

Image
Zahra
Image
Najma
Image
Kalid
Image
Apdiwaha
Image
Aasiya
Image
Ifraax
Image
Ugbaad a
Image
Ikraam
Image
Mohamed
Image
Marwan
Image
Degan
Image
Sadiiq
Image
zaki
Image
Khaalid
Image
Roo
Image
Mustaf
Image
Farduus
Image
Mudathir
Image
mohamed
Image
Omar Abd
Image
Yahye
Image
Hassan
Image
DR. MUST
Image
Mudasir
Image
Asad
Image
Moha Rid
Image
Ciise
Image
Ahmed
Image
Moha
Image
Ahmed
Image
Mohamed
Image
Hanad
Image
Abdisala
Image
Bakar
Image
Abdukadi
Image
Mohamed
Image
Deeqa
Image
Hassan
Image
Bile
Image
Dahapo m
Image
Mahamed
Image
ayaan
Image
Qaali

0 comments


No comments added.

Ubax App