0

3 sirood oo kuu fududeyn karta barashada dad cusub

2023-12-13

1. Haku bilaabin salaan

Haddii aad aragto gabadh ama wiil ku soo jiita, toos ha u salaamin, haddii kale qofka waxa macquul ah inuu difaac galo. Oo uu is yiraahdo muxuu ka rabaa qofkaan aadan aqoon. Ku biloow inaa comment ka bixiso goobta ama xaalad marka taagan ama in aad amaan u jeediso, labiska, dhoolo cadeyntoda ama suaal xiiso leh aad waydiiso.

2. Ha raadin dadka

Ha noqon mid Shaqo ka dhigta dad barasho. Qofka kugu dhow sheekada la biloow ee socod haku raadin qof. Haddii lagaa dareemo baahi qof kula sheekeysanaya ma leh. Waa in aad u muuqataa qof danihiisa wata.

3. Diidmada haka xumaan

Haddii qofka aad isku dayday inaa la hadasho uu kuu jirxumeeyo ha u qaadan xumaan. Ma ogid xaalada qofka uu ku jiro. Ka soco oo qof kale baro.


Readers

Image
Anita k
Image
Najma
Image
Kalid
Image
Sihaam
Image
Nashad q
Image
Yahye
Image
Mahad
Image
Sharma s
Image
Abdirash
Image
Mohamed
Image
Osman kh
Image
Apdi ja
Image
Amiir Za
Image
Mohamud

0 comments


No comments added.

Ubax App