0

Maxaa laga waddaa dabeecada naaguhu waa sadex bilood?

2024-05-03

Gabdhaha shukaansi laguma barto. Dabeecadda dhabta ah ee gabdhaha waxaa la bartaa marka la guursado.

Soomaalidu waxay tiraahdaa "dabeecada naaguhu waa sadex bilood." Waxaa laga waddaa marka aad guursato sadex bilood ka dib ayay la soo baxaysaa dabeecadeeda dhabta ah . 

Haddii ay dabeecad xumeyd iyo haddii ay dabeecad fiicantahay waxaa ogaaneysaa markaa sadex bilood aad la nooshahay. 

Wax kasta oo ay ka xishooneysay ama ay qarineysay waxa ay soo baxayaan 3 bilood ka dib. 

Guurka dumarku waa ku nasiibso. Wixii ilaahay kaa siiyo sadex bilood ka dib ayaa arkeysaa wanaag iyo sharr. 

Haddii sadex bilood ka dib aad farxad kula nooshahay xaaskaaga Alxamdulillah dheh mid fiican baa kugu soo aaday.


Readers

Image
Ubax
Image
Nimco
Image
Bariira
Image
Sunds
Image
Ayaan
Image
Idil
Image
Hodan
Image
Sihaam
Image
Wall.see
Image
Cabdiris
Image
Osman
Image
Sacdia
Image
Abdiriza
Image
Ugbaad a
Image
Milgo mo
Image
Hammze
Image
MohameT
Image
Amal yuu
Image
Hamse
Image
Dr.Yasin
Image
Hamse
Image
Abdimumi
Image
Abdi Ahm
Image
Cabdi Xa
Image
Nasiip
Image
Kadar
Image
Abdalle
Image
Ilyaas
Image
Sharma s
Image
Abdiweli
Image
AKRAM
Image
Abdiraxm
Image
Mariya
Image
Sumaya
Image
Ali
Image
Mohamed
Image
Mustafe
Image
rashid
Image
Marwan
Image
Maxamad
Image
Hassan
Image
Omar Abd
Image
Fardowso
Image
Amin
Image
Ahmed Ga

0 comments


No comments added.

Ubax App