0

17 arimood oo aad guurkiina uga talaali kartaan furiinka

2024-01-26

1. Arimihiina dadka ha uga sheekeynina
2. Tanaasul badan isku sameeya.
3. Ha is eedeynina marka aad wada hadleysaan.
4. Galmada muhiimad gaar ah siiya.
5. Been ha isku sheegina, hana isku qancina.
6. Marka aad is qabsataan ha isku dayina in aad kala guuleysataan.
7. Waqti siiya baashaalka magaalada.
8. Drama aan loo baahneyn ha iska dhex abuurina.
9. Isku raali galiya si daacad ah oo niyada ka soo go’day.
10. Waqti fiican wada qaata.
11. Marna ha ogolaanina in dad kale idin soo dhex galaan, xitaa familka.
12. Horumarka isku taageera.
13. Dhibka iyo murugada wada qeybsada.
14. Isku sameeya waxyaabo yaryar oo lamaanahaaga ka farxiya.
15. Hab iyo mac isi siiya marka aad guriga isugu timaadaan.
16. Si fiican isku dhageysta marka aad wada hadleysaan.
17. Dhaqaalaha waligiin ha isku qabsanina, hana kala hakranina.

Readers

Image
Sabrin
Image
Abdurhma
Image
C/wali
Image
Deeqa
Image
Liban Ge
Image
Iqra sai
Image
Dajiya
Image
Maxamed
Image
Ayaan
Image
Ahmed
Image
Zuldaan

0 comments


No comments added.

Ubax App