2023-12-27
Dumar badan ayaa jecel ragga dhaadheer oo xitaa marka ay guurdoonka yihiin niyada ku haya in ay helaan nin iyaga ka dheer balse waa maxay sababta dhabta ah ee dumarka ay ku jecelyihiin ragga dhaadheer?
Halkaan waxaan ku eegeynaa dhowr sababood oo ku fahansiin karta sababaha ka dambeeya fikirka dumarka.
1. Xoog bey leeyihiin
Waxay aamisanyihiin in ninka dheer uu difaaci karo.
2. Kalsooni ayay leeyihiin
Waxay aaminsanyihiin in ninka dheer uu kalsooni leeyahay, inkastoo taasi aysan 100% xaqiiqada ahayn.3. Awood ayay leeyihiin
Waxay aaminsanyihiin in uu ninka dheer awood leeyihiin, qaasatan uu ku xoog-badanyahay xaga sariirta.
4. Waa lagu laafyoon karaa
Dumarku waxay aad uga fikiraan aragtida dadka kale, iyagoo aaminsan marka ay la socoto ninka dhaadheer in uu soo jiidasho leeyihiin.
5. Naagnimo ayay dareemeysaa
Dumarka ayaa sheega in ay jecelyihiin in ay dareemaan naagnimo oo sidaa darteed marka ay la socdaan ninka ka dheer ay sidaa dareemayaan.
6. Caruur dhaadheer ayay rabaan
Marka qof dheer ay guursato gabadhu ayay aaminsantahay in ay dhali doonto caruur daadheer.
7. Meel dheer ayuu gaari karaa
Dumarku waxay ka fikiraan in meelaha dhaadheer oo aysan gaari karin uu ninkooda gaari karo.
8. Qalabkiisa ayaa weyn
Waxay aaminsaynihiin in ninka dheer uu sidoo kale lugaha dhexdhooda ka dheeryahay (inkastoo taasi su'aal ka taagantahay)
9. Sawirada ayay ku soo baxaan
Marka gabadhu ay isla sawirto ninka dheer qurux ayay ku soo baxayaan.10. Social Media
Internetka ayaa qeyb ka ah saameynta gabdhaha, maadaama ay ku badantahay amaanta ragga dhaadheer.
Readers
Noqo VIP Member oo hel faa'idooyinka hoose
Toos u arag nambarka Whatsapp
Isticmaal Ubax App xaddidaad la'aan
Maalin kasta waxaad diri kartaa 20 rose
Rose aad dirto aqbalaadu waa automatic
Qarsoodi ku isticmaal Ubax app
Waxaad arki kartaa xubnaha online ah
Fariimo aan xad lahayn u dir xubnaha kale
Calaamada VIP ayaa profilekaaga la saarayaa.