2023-12-19
1. Qalbi caruurka - Hore ayuu ka xanaaqaaa, cabasho ma joojiyo.
2. Ciyaal-jiimka - Maskaxda kuma fikiro ee murqaha ayuu ku fikiraa.
3. Wiilka hooyo -Waa nin weyn oo 100% ku tiirsan hooyadiis, wax kastana iyada
waydiista.
4. Fashilka - Ma jecla dumarku ma shaqeyste aan hammi iyo hore u socod laheyn.
5. Ciyaal suuqa - Waxa keliya ee uu doonayo waa lugaha dhexdooda.
6. Qiyaanoolaha - Markasta wax qarinaya.
7. Codsadaha - Ninka wax kasta gabadha weydiinaya ee aan go'aan qaadan karin.
8. Cadaadis badne - Ninka gabadha ku riixaayo waxaysan dooneyn, haddii maya la yiraahdana aan aqbaleyn.
9. Daciifka - Ninka gabadha u sameynaya wax walbo, oo daciifka ah.
10. Kontoroole - Markasta gabadha waydiinaya halka ay joogto, cida ay la hadlayso iyo waxa ay qabaneyso.
11. Amar badne - Waxa uu doonayaa in uu gabadha ku amro nolosha.
12. Dagaal badne - Waxa uu markasta bilaabayaa dagaal aan loo baahneyn, waxa uu raadiyaa dhibaato iyo negative u fikir.
13. Aamusane - Ma yaqaano hadal, sheeko gabadha uma sheeki karo. Hal eray ayuu soo qoraa. Ma qoslo.
14. Ma hare - Ninka inta gabadhu diiday aan quusan ee markasta iska daba jooga.
Readers
Noqo VIP Member oo hel faa'idooyinka hoose
Toos u arag nambarka Whatsapp
Isticmaal Ubax App xaddidaad la'aan
Maalin kasta waxaad diri kartaa 20 rose
Rose aad dirto aqbalaadu waa automatic
Qarsoodi ku isticmaal Ubax app
Waxaad arki kartaa xubnaha online ah
Fariimo aan xad lahayn u dir xubnaha kale
Calaamada VIP ayaa profilekaaga la saarayaa.