2023-12-14
Mararka qaar waxaad u baahantay in aad Maya ku dhahdo dadka.
Laga yaabo in qof uu ku yiraahdo aan meel aadno, hawl qabo ama wax ku waydiisto.
Haddii aad tahay qof ku dhib qaba in uu Maya ku yiraahdo dadka, 10-kaan qaab ayaad maya ku dhihi kartaa qofka adiga oo aan xumeynin.
1. Waa ka xumahay, laakiin mashquul baan ahay.
2. Hawl badan ayaa ii taala.
3. Waan jeclaan lahaa, balse...
4. Waxaan ka cabsi qabaa in aysan ii suurto galeyn.
5. Waa jeclaan lahaa, laakiin waan caajisanahay.
6. Waa ku mahadsantahay weydiinta, laakiin iima suurto galeyso.
7. Waa ku mahadsantahay marti-qaadka laakiin ma awoodo.
8. Nasiib daro, qorshe/hawl kale ayaan leehay.
9. Sorry, suurto gal iimaaha.
10. Maya, mahadsanid.
Readers
Noqo VIP Member oo hel faa'idooyinka hoose
Toos u arag nambarka Whatsapp
Isticmaal Ubax App xaddidaad la'aan
Maalin kasta waxaad diri kartaa 20 rose
Rose aad dirto aqbalaadu waa automatic
Qarsoodi ku isticmaal Ubax app
Waxaad arki kartaa xubnaha online ah
Fariimo aan xad lahayn u dir xubnaha kale
Calaamada VIP ayaa profilekaaga la saarayaa.